PSG Vs Real Madrid: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Xiisaha Leh Ee Champions League.

0
199

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda PSG ayaa marti galin doonta kooxda Real Madrid kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 16-ka tartanka champions league kaas oo ka dhici doona garoonka Parc des Princes.

PSG ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay natiijo fiican fiican kala baxaan kulanka maadama ay ku ciyaari doonaan garoonkooda iyaga oo doonaya in ay guul ka gaadhaan Real Madrid.

Dhanka kale Real Madrid ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay natiijo ka helaan kulankan ka hor inta ayna garoonkooda la tagin PSG lugta 2-aad ee tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here