Dowladda Soomaaliya oo Arrimaha Abaaraha kala hadashay Hay’adda UNHCR.

0
191

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya ee hay’adda Qaxootiga adduunka ee UNHCR, Magatte Guisse.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here