Xiriirka Cristiano Ronaldo & Ralf Rangnick Oo Gabi Ahaan Bur-Buray, Sabab.

0
345

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uu bur buray xiriirkii uu la lahaa tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Manchester United Ralf Rangnick.

Rangnick ayaa ku dhibtoonayay inuu wax ka bedelo qaab ciyaareedka kooxda tan ilaa markii uu shaqada ka badalay Ole Gunnar Solskjaer bishii November, iyadoo Red Devils ay badisay kaliya afar ka mid ah 10kii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan.

Sida laga soo xigtay AS, Rangnick ma haysto taageerada ciyaartoyda waaweyn ee kooxda o uu ku jiro Ronaldo, kaasoo aan aaminsanayn in uuna tababare reer Germany lahayn tayo uu ku maamulo kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here