Real Madrid Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Erling Haaland.

0
202

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland.

Saxafiga Ruhr Nachrichten ayaa sheegay in ay Real Madrid miiska u saartay xiddiga kaas oo ay doonayso in ay hesho sanadka 2023.

Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay Haaland ka codsatay in uu hal sano oo kale sii joogo Dortmund ka hor inta uuna ku biirin kooxda sanad kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here