Maamulka Xaafada Kulmis ee Jowhar oo Bulshada Xaafadaasi kaga Digay Qashinka lagu shubo Hareeraha Wabiga.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha xaafada kulmis ee magaalada Jowhar Yaxye Xasan Sheikh ayaa kormeer ku tagay wabiga shabeelle qeybta uu ka maro xaafada kulmis waxa uuna bulshada ku dhaqan xafadaasi iyo guud ahaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada jowhar  in ay si weyn ugu qeyb qataan nadaafadda  wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here