Hirshabeelle oo wadda qorsho agab Caafimaad oo Covid-19 ah lagu Garsiinaayo Barakacyaasha Jowhar.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado wali uu jiro cabsida laga muujinayo faafitaanka Cudurka dilaaga ah ee covid19 ayaa wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle waxa ay wadda qorshe lagu labo jibaraayo dadaalada lagu wacyigalinayo bulshada si looga hortago cudurka covid-19 oo dhibaato daran uu ku haayo caalamka iyo gudaha soomaaliya.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here