Ganacsatada Xoolaha nool ku Iibiya Seylada Jowhar oo ka Cabanaya Xoolo yaraan ka jirta seyladaasi.

0
379

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatadan ayaa sheegay in xoolaha lakeeno seylada ay yaryihiin kuwa cayilan madaama ay saameeyn ku yeelatay daaq yaraan ka dhalatay roobabkii sanadkan oo yaraa iyo daaqii beeraha oo yaraaday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here