Dowladaha Soomaaliya iyoTurkiga oo ka wada hadlay arimo ku saabsan iskaashiga labada dal.

0
175

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta cilaaqaadka dhow ee Labada Dowladood iyo Labada Shacab ee walaalaha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here