Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyaan Horumarinta Bulshada Deegaanka.

0
305

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradu waa tirade ugu badan dadla ku nool gudaha dalka waxa ayna kaalin weyn kaga jiraan qeybaha kala duwan ee bulshada,waxaana haatan dhalinyarada magaalada Jowhar loogu baaqay in kaalintidooda  a  ka qaataan hormarinta bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here