Carlo Ancelotti Oo Ka Warbixiyay Xaalada Benzema & Mendy.

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddigaha ee xiddigaha Benzema & Mendy ka hor kulanka Villarreal ee horyaalka La Liga.

Labada xiddig ayaa dhaawac uga maqnaa kulamadii ugu dambeeyay ee Los Blancos iyada oo aanay ciyaarin sabab la xidhiidha dhaawacyo soo gaadhay.

“Dareen aad u wanaagsan ayaan ku leenahay [Benzema], waxaan sugeynaa inuu tababar la qaato kooxda, waa inaan sugno ilaa Isniinta si aan go’aan uga gaarno” ayuu Carlo Ancelotti u sheegay warbaahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here