0
268

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man City ayaa marti u noqon doonta kooxda Norwich City kulan ka tirsan todobaadkii 25-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Carrow Road.

Man City ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha premier League si ay u si xoojiyaan fursadohooda ku guulaysiga horyaalka premier League.

Dhanka kale Norwich City ayaa u dagaalamaysa sidii ay uga sii qayb ahaan lahayd premier League xilli ciyaareedka dambe waliba ayna uga hadhin tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here