Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska.

0
344

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska, oo loo dabaaldego 11 Febraayo, waxaa hirgeliyay UNESCO iyo UN-Women oo ay iskakaashadeen hay’adaha iyo la-hawlgalayaasha bulshada rayidka ah oo ujeeddadoodu tahay in kor loogu qaado haweenka iyo gabdhaha sayniska.

Warbixintan Gaarka ah waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here