Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Fariin adag Udiray Bulshada Magaalada Jowhar.

0
361

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in ay jiraan goobo badan uu haatan ka jilicsanyahay Webiga Shabelle,hadii biyo badan uu keenana ay suurogal tahay in markale uu ka fahataho Tuulooyin hoostago magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here