10 Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Wolves.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa guul ay aad ugu baahnayd ka gaadhay Wolves kulan ka tirsanaa premier League iyaga oo gaadhay guushii ugu horaysay ee horyaalka premier League.

Arsenal ayaa ku bilaabatay si aad u hooaysa iyada oo kooxda Wolves maamulaysay ciyaarta xilli ay iyagu ciyaarayeen weeraro rogaal celis ah.

Kooxda Gunners ayaa ahayd kooxda ku fiican fursadaha iyaga oo marar badan halis galiyay Goolka kooxda Wolves.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here