Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Dulleedka Magaalada Garoowe.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Faah faahino dheraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaaro dhaliyey oo ka dhacay inta u dhexeeysa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland iyo tuulada Birta dheer oo ka tirsan Gobolka Nugaal.

Warbixintan Waxaa Inoo Haaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here