Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaro darran iyo biyo la’aan baahsan ayaa xiligaan ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya, waxaana deegaanada qaarkood ay dad ugu dhinteen abaar darteed, halka dad kalena ay weli dhibaato ku heysato deegaanadooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.