Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka Cabanaya suuq la’aan soo wajahday.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Beeraleyda deegaano Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa wajahaya Suuq la’aan bahsan oo mudooyinkan ka jira suuqyada lagu iibiyo dalagayada beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here