Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo tababar u furtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradaasi.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar uga furtay magaalada Muqdisho hawlwadeenno loo qorsheeyay in ay ka qeyb-qaataan Cilmi baaris lagu sameynaayo Manhajka Waxbarashada Degdegga (WAD) ee dhawaan wadanka laga hirgeliyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here