Mashruuc lagu daaweyn doono In ka badan 10 Milyan oo neef oo laga daahfuray Magaalada Muqdisho.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masharuucan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa ee Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed iyo hey’adaha ka shaqeeya Caafimaadka Xoolaha laguna daaweyn doonaa In ka badan 10 Milyan oo neef oo ku dhaqan dalka oo dhan Ayaa waxaa  si rasmiya u daahfuray Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macallin ( Soomaali ).

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here