Man United Oo Bar-Baro Niyad Jab Leh Kala Kulantay Burnley.

0
376

Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Kooxda Man United ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka premier League kana dhacay garoonka Turf Moore.

Man United ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo ka fiicnaa Kooxda Burnley kuwaas oo difaacanayay waliba doonayay in ay hal dhibic ka helaan kulanka.

Red Devils ayaa maamulaysay ciyaarta iyaga oo si weyn uga awood bandaa kooxda ay martida u yihiin kuwaas oo aan qaadayn wax weeraro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here