Culumaa’udiinka Magaalada Jowhar oo ka digay halista uu leeyahay Maandooriyaha.

0
187

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhibaatooyinka nafeed, mid dhaqaale iyo amni ayuu halis ku yahay muqaadaraadka noocyadiisa kala duwan sida uu sheegay sheikh Nuur sheikh cusmaan cali oo ka mid ah Culumaa’udiinka Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here