CAF Oo Soo Saartay Shaxdii Ugu Fiicnayd Koobkii Africa Ee Soo Dhamaaday.

0
304

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xidhiidhka kubada cagta Africa ayaa soo saaray shaxda ugu fiican koobkii Africa dhawaan soo dhamaaday.

Xulka Qaranka Senegal ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay koobka kadib markii ay rikoodhayaal 4/2 ah kaga qaadeen xulka Masar.

Kadib dhamaadka tartanka CAF ayaa soo saartay shaxda ugu fiican tartankii mudada socday iyada oo soo xulatay xiddigihii qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here