Wasaaradda Diinta Iyo Owqaafta Hirshabeelle Oo Tababar Jowhar  Ugu Furtay Qaar Ka Mid Ah Bulshada.

0
211

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Shirka ka Arinsiga Istaraatiijiyada Qabya Qoraalka Ee Wadahadal Nabadeed Ayaa lagau Qabatay Magaalada Jowhar Ee Casimadda Hirshabeelle shirkaan waxaa soo qabab qaabisay wasaaradda arimaha diinta iyo owqaafta Federaalka oo kaashaneysa Wasaaradda Arimaha Diinta ee Hirshbaeelle Waxaana ka qeyb galay qaar ka mid ah Culumada , Ururada haweenka , Saraakiisha Xabsiyada , Iyo Bulshada Raydka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here