Man United Oo Dalab Sare Ka Gudbinaysa Xiddig U Ciyaara Barcelona.

0
158

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay dalab sare ka gudbiso daafaca kooxda Barcelona ee Ronald Koeman suuqa xagaaga sida ay sheegayaan wararku.

Barcelona ayaa doonaysa in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga 22 jirka ah iyaga oo haatanba wadahadalo la furay si ay uga saxiixdaan heshiis cusub.

Heshiiska xiddiga reer Uruguay ee Barcelona ayaa dhici doona xagaaga 2023 wargayska MARCA ayaana sheegaya in ay Man United xiiso dhab ah u hayso saxiixa xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here