Jota Oo Doortay Qaranka Uu U Saadaalinayo In Ay Ku Guuleysanayaan Koobka Qaramada Africa.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Liverpool ee Jota ayaa doortay qaranka uu u filayo in uu ku guuleysto koobka qaramada africa ee u dhaxeeya Masar iyo Senegal .

Labada qaran ayaa finalka koobkaas ku kulmaya axadda waxaana lagu ciyaarayaa dalkaas Cameron oo marti giliyay tartankaas

Kulankaas , waxa uu isku hor keenayaa Salah iyo Mane oo Liverpool ah xilli sidoo kale mar kale ay kulmayaan bisha March oo ay wada ciyaarayaan kulan is ree reebka koobka aduunka loogu soo baxayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here