Dhalinyarada Waxbaratay ee Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay taageeraan Ubadka aan wax baran.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa jiro arday badan oo ka qalin jabiyay jaamacadaha ku yaalla magaalada jowhar ee caasimada hirshabeelle kuwaasi oo waddo qorshayaal ay ku  raadsanayaan shaqo si ay u maareeyaan noloshooda balse Fadumo Maxamed Axmed oo kamid haweenka ku nool jowhar ayaa ka codsatay dhalinyarda waxbaratay  in ay aqoontooda ay ugu faa,iideyaan ubadka darbiyo jiifka oo waalidiintooda aan awoodin in ay waxbaraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here