Beeraleyda Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar oo Codsi Udiray Maamulka Hirshabeelle.

0
373

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda  Tuulada Buula Xaaji oo hoos timada magaalada jowhar caasimada hirshabeelle ayaan ka hadlay wax soo saarka beeraha xiligaan lagu jiro.

Waxa ay inta ku dareen in beeraha ay xiligan u bahanyihiin sunta lagu buufiyo cayayaanada madama beeraha aysan lahyn biyo lagu waraabiyo waxa ayna maamulka hirshabeelle ka codsadeen in ay la soo garaan dawoyiinka beraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here