Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo Maanta Gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika.

warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here