Ganacsiyada Casriga ah oo ku soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
894

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku soo badanaya ganacsiyada casriga ah oo ay hirgalinayan dhalinyaro soomaaliyeed waxa ayna ganacsiyadaasi ay qeyb ka yihiin horumarka iyo dhaqaalaha deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeediaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here