Hirshabeelle oo Shaacisay Qorshe lagu maalgalinayo dhalinyarada.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Saciid Saalax Cabdiraxmaan oo wareysi siiyay Idaacada Isnaay syaa sheegay in sanadkaan 2022 ay waddaan qorshayaal badan oo ay ka mid yihyiin fursado maalgalin ah kuwaasi oo ay ugu Faa,iideynayaan dhalinyaradda ku deegaanadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here