WARARKA Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyey burburka Waddooyinka ee Caasimadda. By admin - February 1, 2022 0 210 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan burburka Wadooyinka taasna mararka qaar ay sababto in uu sare ukaco badeecdaha. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/02/War-Maxamed-iyo-Sara-ukaca.mp3