Abaaraha iyo sare ukaca doollarka oo saameeyn ku yeeshay Xoolo dhaqatada Shabeellaha Dhexe.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abaaraha ka jira soomaliya iyo isbadalka lacagaha dollarka iyo sh. soomaaliga oo saameeyn xoogan ku yeeshay kala iibsiga xoolaha nool ee ka yimaada gobollada hiiraan iyo sh/dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here