Jowhar (Radio Isnaay) Wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad gobaleedka Hirshabelle Cabdi Mahad Cabdullahi Qoorgaab oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa ugu baaqay Musharaxiinta golaha shacab ee Hirshabelle iyo Bulshada in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan