Morata, Kamara, Aubameyang, Arthur & Saxiixyada Dhacaya Maanta, Live Ula Soco

0
229

JOWHAR (Radio isnaay) Waxa ay saacado inaga xigaan in uu suuqa January si Rasmi ah u xidhmo kooxaha reer yurub ayaana dagaal wakhtiga kula jira si ay u dhamaystiraan saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxohooda.

Kooxaaha Arsenal, Juventus, Barcelona, Man United ayaa la filayaa in ay si weyn uga dhex muuqdaan suuqa kala iibsiga saacadaha ka dhiman maadama ay doonayaan saxiixyo waaweyn.

Hadaba Kooxda.com ayaa idiin soo gudbin doonta saxiix kasta oo dhaca maanta oo ah maalinta ugu dambaysa suuqa January, Hadaba Halkan ku soo laabo si aad uga bogato saxiixyada dhacay ilaa inta uu ka xidhmayo suuqu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here