Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan Oo Laga Daahfuray Mashruuca Dib Udhiska Magaalooyinka.

0
407

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruuca dib u dhiska magaalooyinka  ayaa waxaa laga daah furay magaalada baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan waxaana ka qeybgalay maamulka degmada kan  gobolka hiiraan iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda  Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa – : Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here