Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Dalka Kuwait.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed