Maamulka Tuulada Buurfuulle ee Degmada Mahadaay oo Dalbaday in laga Taageero Wax soo saarka Beeraha.

0
391

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda ku nool Tuulada Buurfuule ee Degmada Mahadaay ayaa sanadkaan Dhulbeereedkooda Waxay ku Tacbadeen Dalagyo ay ka mid yiiin Digirta, Yaanyada Iyo dalagyo kale.
Cabdullahi Yuusuf oo ka mid ah Beeraleyda Tuulada oo wareysi Siiyay Idaacadda isnaay ee magaalada Jowhar Ayaa sheegay in ay beeraleyda ay soo goosteen dalagyadii ay tacbadeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi Wali Axmed Hilowle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here