Wasaaradda Gar gaarka Hirshbaeelle oo Deeq Rashiin ah Garsiisay Tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Gar-gaarka Dowlada Hirshabelle ayaa  Deeq Raashiin ah gaarsiisay Qooysas ku nool Tuulooyinka Baareey iyo Banaaney oo hoosyimada Magaalada Jowhar ee caasimada hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here