Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dadka ku dhaqan degaanka Qaradhi ee gobolka Galgaduud ayaa kacabanaya abaar aad u daran oo sameysay dadka iyo duunyada, iyagoo qeyla-dhaan u diray dowladda federaalka Soomaaliya maamul goboleedka Galmudug iyo hay’adaha samafalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.