Koox Spain Ah Oo Lagu Waramay In Ay Hishiis Hor Dhac Ah La Gaareen Franck Kessié.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si kordhaya wararka sheegaya in Barcelona hishiis shaqsiyadeed ay la gaareen Franck Kessié kaasi oo qaab xor ah xagaagaan uga tagaya AC Milan

Radio Catalonia ayaa sheegaya in Barcelona iyo Franck Kessié ay wada gaareen hishiiska afka ah

Waxa ay wrara badan isku raaceen in Franck Kessié yahay xiddiga Barca ah waxa uuna hishiiskiisa Milan dhamaanayaa xagaaga balse Janauray ayuu kooxda uu doono la hishiisn karaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here