Amadou Haidara Oo Iska Diiday In Uu Ku Biiro Man United Suuqa January,

0
156

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xiddiga khadka dhexe ee RB Leipzig Amadou Haidara ayaa lagu soo waramayaa inuusan dooneynin inuu ka tago kooxda bishaan iyadoo lala xiriirinayo Manchester United.

23-sano jirkaan – oo hadda ku maqan waajibaadka Koobka Qaramada Afrika isagoo ka tirsan xulka Mali ayaa lala xidhiidhinayaa Man United iyada oo uu Ralf Ragnick ka dhigtay badalka ugu muhiimsan.

Wararka la xidhiidhinaya Man United bisha January ayaa joogsadaytodobaadyadii ugu dambeeyay kadib markii uu xiddigu iska diiday ku biirista Red Devils inta lagu jiro suuqa January.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here