Guddiga gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed oo raashin gaarsiiyay Degmada Diinsoor.

0
189

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sahay raashin deeq ah gaarsiiyey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here