Dowladaha Soomaaliya iyo faransiiska oo kawada Hadlay arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa  kulan ku saabsan arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha Maalgashi ee ka jira dalka la yeeshay xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska, maadaama Dowladda Faransiiska ay qeyb ka tahay dalalka la isku yiraahdo Paris Club.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here