Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in loo Gurmado Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

0
163

JOWHAR (Radio isnaay)Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Markale Ku Celiyay Baaqiisa ku aadanaay u gurmashada Dadka ay Abaaruhu saameyen ee Kunool Deegaannada Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle.

Madaxweynahaha Hirshabeelle ayaa Sheegay inay Sii kordheeyso Abaaraha Dalka kajiro Gaar ahaan Deegaannada Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle Warkan waxaa inoo soojeedinaayo=-Cabdiraxman Shiikh Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here