Kulan lagu soo dhaweynayay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid isxog wareysi oo  ay kasoo qeyb galeen  qaar ka mid ah qeybaha bulshada ku dhaqan jowhar ayaa lagu taageerayay waxqabadka wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta masiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here