Kooxda Tuchel Taariikh Guulo Ah Ayay Ku Leeyihiin Wiilasha Conte.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tottenham ayaa kulan adag oo horyaalka ah waxa ay marti ugu yihiin Chelsea , waxa ayna kulankaan galayaan iyadoo bandhig ahaan ay wacan yihiin .

* Tottenham kaliya 7 jeer oo horyaalka ah ayay ka  badiyeen Chelsea ka dib 59 kulan oo ay yeesheen

* Chelsea waa bilaa guul darro 6-dii kulan ee ugu dambeeyay horyalka ee ay la kulmeen Tottenham , 5 jeer waa badyeen halka midna ay galeen bar bar dhac

Tottenham kaliya waxa ay badiyeen hal kulan ka dib 36 kulan oo banaanka garoonkooda kula ciyaareen Chelsea dhamaan tartamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here