Maamulka Jowhar oo Suxufiyiinta Hirshabeelle ugu Hambalyeeyay Xuska Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed.

0
227

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Jowhar Cusmaan Mukhtar Bareey ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed 21-ka Janaayo udiray Suxufiyiinta ka howlgalla Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here