Magaalo lagu takooro qofka aan cabin bunka oo ku taalla dalka Talyaaniga

0
355

JOWHAR  (Radio isnaay)-Magaalada Trieste ee ku taallo dalka Talyaaniga ayaa waxaa ka jira dhaqan inta badan aan ka jirin magaalooyinka kale ee adduunka taasoo ah in qofka hadii uusan cabin bunka ugu yaraan maalinti laba jeer uu noqonayo qof shacabka intiisa kale ka takooran.

Magaaladan ayaa leh deked laga soo dajiyo bunka ugu badan ee laga isticmaalo dalka Talyaaniga.

Magaala kasta oo ku taalla dalka Talyaaniga marka waaga uu baryo waxa ugu horeeya ee maqaayadaha lagu daah furo waa Bunka maadaam dadka dalkaasi ku nool ay jecel yihiin bunka.

Arintan ayaa takoor badan u keentay dad badan oo inta badan aan jaceyl Qaxwaha ama Bunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here