Maamulka Gobolka Hiraan oo ka Hadlay Abaaraha ka jira Deegaanada Gobolkaasi.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha gobolka Hiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa kormeer ku tagay deegaano hoostaga degmada Baladweyne xili abaaro xoogan ay ka jiraan guud ahaan gobolka hiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here