Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada Waxbarashada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa qalab caawinaya dadka qabo baahiyaha gaarka ah gaarsiisay iskuulka hoose dhexe ee Buulo Baley oo kamid ah iskuulada sida lacag la’aanta ah wax ku baro ardayda.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan